Wasiir iyo Saddex xubnood oo kale oo Doorasho aan lagu tartamin kusoo baxay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka socota doorashada Xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee dalka. Kursiga ugu horeeyay ee saakay doorashadiisa ka dhacday magaalada Muqdisho HOP268 waxaa ku guuleestay Wasiir kuxigeenka Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa oo horey ugu fadhiyay kursigan kadib markii loo tanaasulay. Waxaa sidoo … Continue reading Wasiir iyo Saddex xubnood oo kale oo Doorasho aan lagu tartamin kusoo baxay